Wararka laga helaaya deegaanada Jubaland ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan Howlgalo cusub oo ka dhan ah Alshabaab.

Deegaanada howlgaladu ka socdaan ayaa dhamaantood hoos taga Gobolka Jubada hoose iyadoo horana alshabaab goobo badan looga saaray.
Dagaalkaan wuxuu daba socdaa mid ay isla wadaan Ciidamada Xooga Dalka Somalia iyo kuwa Maamulka Jubaland.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here