Ciidanka Xaq udirirka deegaanka ee ku sugan magalada Mesewagaaa ayaa waabarigii hore ee saaka howlgal dhaba gal ah ka sameyay deegaanka Cali Helle ee degmada Galcad.

Ciidanka ayaa khaarijiyay Laba dhagar qabe oo ka tirsan khawaarijta, waxaan lagubay gaari Cabdi bila ah oo ay booyadi ku rarneed.

Advertisement

Waxaa la furtay Qori AK- 47 ah oo uu ku hubeysnaa mid kamida khawaarijtii gaariga la socotay, waxa ayna ciidanku dhaamaan dab qabadsiiyeen Gaarigii ay wateen maleeshiyadu.

Ciidanku waxa ay jareen masaafa aad u dheer lkn waxa ay kaashanayeen Xogta khawaarijtan oo si dhaw loolan socday iyo dhaq dhaqaaqa deeganka.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here