BUULO-BURDE(DAYNIILE.COM)-Ciidamada Milatariga Dowlada Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Deegaanka ayaa duulaan ku qaaday deegaano hoos tava dagmada buuloburde ee gobolka Hiiraan.

Ciidanada ayaa gabi ahaanba cagta mariyay kooxihii Alshabaab ee deegaanadaasi ku sugnaa sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada kadib howlgal milatari oo ay fuliyeen.

Advertisement

Deegaanka sida gaarka ah uu uga dhacay howlgalkaan ayaa ah  deegaanka garab-laawe halkaas oo ay isku aruursanayeen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab.

Saraakisha Dowlada ee hogaaminayay weerarkaani ma bixin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha nafeed ee kala gaaray dhinacyada.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here