Ciidanaka xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee cali ibnu abii daalib ayaa howlgallo sifayn ah ka samaysay aaga deegaanka dhagax yaale oo hoostaga degmada ceel dheer ee gobolka galgaduud .

Howlgaladan sifaynta ah oo uu hoggaaminyay taliyaha guutada 26-aad ee cali ibnu abii daalib G/dhexe c/raxman salaad xujaale ayaa xusay in muhiimada howlgaladaan ay ahaayeen sifaynta kooxo maleeshiyaada oo damacsanaa ineey isku uruursadaan aaga deegaanka dhagax yaale ee gobolka galgaduud.

Deegaanka dhagax yaale ayaa ah degaan maalmo ka hor khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xooggan , iyadoo la bur buriyay godad ay ku dhuumaalaystaan si ay uga soo abaabulaan weerarda Guracan oo ay doonayaan ineey ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah.May be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here