sida sashaaciyay warrbaahin  Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa saakay howlgal qorsheysan ka wada deegaanno dhaca koonfurta Gobolka Mudug.

Ciidamada ayaa howlgalka kula wareegay deegaanka Baraag Cali Gaduud oo ku dhawaad 50KM dhinaca galbeed kaga beegan degmada Xarardheere.

Saraakiisha hogaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay qorshaha Khawaari
May be an image of 7 peopleta looga xoreynayo deegaannada dowlad goboleedka Galmudug.
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here