CEELDHEER (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Kumaandoodka Danab ee Milateriga Somalia ayaa maanta Alshabaab badan waxay ku  dileen bariga Gobolka Gal-gaduud Sida uu saxaafada u sheegay Anas Ciise Garabeey  oo ah  Taliyaha horinta Gaadiidka Gaashaaman ee ciidanka  Danab .
Taliyaha ayaa xusay in howlgalku si gaar ah uga dhacay degaanada Dhagaxyaale,Geerile IYO Buuska Cad ee Bariga Galgaduud.
“kooxda Nabad-diidka waxaan ka dilnay 60 Khawaarij-ta ka tirsanaa”ayuu yiri Taliye Anas.
Goobiihii Alshabaab fariisimaha u ahaa ayuu sidoo kale Taliyuhu carabka ku dhuftay inay burburiyeen.
ma jirto warar madax banaan oo ka hadlaya howlgalkaan dhanka Dowladu sheegtay inay ilaa 60 Alshabaab ku dishay bariga Gal-gaduud.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 5 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here