BADHAADHE (DAYNIILE.COM)-Wararika laga helaayo Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duleedka Degmadaasi uu ka dhacay howlgal Alshabaab badan lagu laayay.

Howlgalkaan waxaa fuliyay Kumaandooska Danab iyo ciidamada Maamulka Jubaland waxaana uu ka dhacay deegaanada Yeed iyo Xaliimo Cadeey  oo ku dhaw Degmaa Badhaadhe.

Advertisement

Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada howlgallkaan waxaa lagu dilay 30 ka tirsan dagaalamayaasha Alshabaab.

Sidoo kale howlgalkaan oo dhacay saaka aroortii waxaa nolosha lagu qabtay 3 ka ka tirsn alshabab,walina saraakiishu faahfaahin buuxa kama bixin.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.No description available.

No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here