Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si gaar ah Guutada 26-aad ee Cali Bin Abii Daalib ayaa howlgalo ka dhan ah khawaarijta waxa ay ka fuliyeen deegaano dhaca xaduudka gobolada Galgaduud Iyo Shabeellada Dhexe.

Howlgalkaan waxaa horkacayay Taliyaha Guutada 26-aad G/le Dhexe Cabdiraxmaan Salaad Xujaale, waxana howlgalka si gaar ah looga sameeyay deegaannada kala ah Cali Goodle iyo Cali Gureey.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalkaan ku fashiliyey tiro miinooyin ah oo Khawaarijtu ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku safra wadooyinkaas.May be an image of 6 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here