Ciidanka Maamulka Jubbaland gaar ahaan kuwa loo yaqaan  guutada Birjeex ayaa howlgal ka dhan ah Alshabaab waxay ka fuliyeen duleedka deegaanka Buula Xaaji

Howlgalkaan waxaa la shegay in lagu dilay laguna dhaacaway qaar ka mida dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab.

Advertisement

Ciidamada Jubaland labo ayay ka dileen alshabaab halka mid sadaxaadna ay nolosha ku qabteen,sedexda dagaalame waxay ka mid ahaayeen kuwii dhawaan soo weeraray deegaanka Buulo-xaaji balse maalmihii ugu danbeeyay howdka ku dhuumaaleysanayay.

Sidoo kale howlgal kale oo ay fuliyeen ciidamada Xooga Dalka ayaa isna ka dhacay deegaan ku dhaw Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool iyadoona dhibaato lagu gaarsiiyay sida ay Dowladu sheegtay.

Dagalamayaasha Alshabaab ayaa halkaasi isku urursananayay waxayna doonayeen inay weerar soo qaadaan sida saraakiisha Xooga Dalka sheegeen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here