Kutlada haweenka Baarlamaanka JFS oo maalmahaan howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaatay guddiga joogtada golaha wakiilada dowlad gobaleedka Jubbaland oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka shaqo iyo dejinta sharciyo kaabaya haweenka Jubbalan

Sidoo kale kutlada haweenka Baarlamaanka JFS, ayaa ururada bulshada rayidka Jubbaland u qabtay madal furan oo ay ku wadaageen doodo falanqayn iyo aragti ku saabsan doorka haweenka ee ka qayb galka siyaasad loo dhan yahay.

Advertisement

DHAMMAAD.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here