Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yertay haweeney magaceedu yahay Nadiifo Xasan Cabduqaadir taasoo ku eedeysan danbiyo waa weyn.

Qoraalka ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa sidan u qornaa:-

Advertisement

Maxkamadda gobolka Banaadir oo u yeertay eedeysane Nadiifo Xasan Cabduqaadir oo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka kusoo eedeeyay dambiyo ay ka mid yihiin Lacag dhaqida iyo Maalgalinta Argagaxiso.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here