Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Isse Gutale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Oslo ee Dalka Norway kulan kula qaatay Ururka Caalamiga ah ee Hay’addaha Hantidhowrka (INTOSAI) iyo Hindisaha Caalamiga ah ee Horumarinta Hay’adaha Hantidhowrka Adduunka (IDI).

Sidoo kale, Hantidhowraha Guud ee JFS oo booqday Baarlamaanka Norway ayaa kulan ku saabsan wadaagga xirfadaha iyo waayo-aragnimada la yeeshay Guddiga Joogtada ah ee korjoogteynta iyo Arrimaha Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Norway.

Hantidhowre Axmed Guutaale ayaa sidoo kale kulamo la qaadanaya hay’addaha kale ee ka shaqeeya hufnaanta iyo horumarinta dalka Norway.
May be an image of 8 people and textMay be an image of 10 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here