Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo shaaaciyay hanaanka ay marayaan dadka soo codsaday ku biiritaanka Ciidanka Boliiska.

Taliyaha hoggaanka qorshaha iyo tababarrada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gashaanle Dhexe Axmed Maxamad Axmed ayaa ka warbixiyay sida loo maareeynayo 2,000 oo ruux oo soo codsaday ku biiritaanka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, isagoo xusay in mudo bil ah lagu soo gabagbeynayo hanaanka xulashada codsadayaasha.

Waa markii ugu horeysay ee qaab online ah loo soo bandhigo fursadaha ku biirintaanka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaadanayo aqooyanhanno isugu jiro heerarka koowaad iyo labaad ee Jaamacadda.
No description available.
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here