Canshuur yaab leh oo lagu soo rogay shacabka Muqdisho - Allbanaadir.com

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa hadal heyn badan ay ka dhalatay amar  dhawaan ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir kaasoo ahaa in la canshuurayo shaqsi kasta oo ka tirsan qoysaska xamar sida marka cunug u dhasho reerka iyo marka qof ka dhinto intaba.

Advertisement

Qolooyinka majaajiliistayaasha, wariyayaasha ,qolooyinka baraha bulshada iyo shacabka ayaa aad uga fal celiyay talaabadaani.

Qoloda majaajiliistayaasha iyagu riwaayado gaagaaban ayay ka sameeyeen oo maad oo kale ah, kuwa baraha bulshadana lacag bay ka sameynayaan halka wariyayaashuna wareysiyo badan ka sameeyeen fal celijta arinntaasi ka dhalatay.

Maallmihii ugu dambeeyay wuxuu noqday qodobkaan midka ugu saameynta badan islamarkaana  fal celin aad u weyn laga sameeyay talaabada uu qaadah Maamulka Xamar, lamana oga sida xaaalku ku dhamaan doono madaama shacabku aad uga soo horjeesteen talaabadaasi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here