Allaha u naxariisto guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhow ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.

Geerida masuulkaaso waxaa  warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud.

Advertisement

Gudoomiyaha ayaa intii soo ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaa lagu xasuustaa howlkarnimo , aqoon aad u dhisan iyo karti shaqo.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here