Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Guddoomiye ku xigeenka guddiga u doortay Senator Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan oo qeyb ka noqonaya xubnaha Guddiga.

Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Senator Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan ayaa uga mahadceliyay guddiga mas’uuliyadda ay ku aamineen isagoo ballan qaaday in si daacad uu u gudan doono waajibaadka saaran.

Advertisement

Masuulka la doortay ayaa gudiga uga mahadceliyay xilka culus ee ay u doorteen,wuxuuna Alle ka baryay inuu shaqadiisa u fududeeyo.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here