Muqdisho-Soomaaliya November 09, 2024: Guddiga Kumeel gaar ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha oo kulan yeeshay ayaa Guddoomiyaha Guddiga u doortay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed halka Senator Iftiin Xasan Iimaan Baasto loo doortay Guddoomiye kuxigeenka Guddiga.

Doorashada oo u dhacday hab gacantaag ah waxaa goob joog ahaa Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abahirow oo ay wehliyaan habdhowraha Golaha Aqalka Sare iyo sidoo kale Xoghayahaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka.
May be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 6 people and tableMay be an image of 1 personMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 5 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here