Sida lagu baahiyay Warbaahinta Dowlada Somalia Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka ayaa yeeshay kulan shaqo oo ay ka soo qeyb-galeen dhammaan xubnaha guddiga, kulankan ayey xubnaha guddiga diiradda ku saareen cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad ee Dastuurka.

Guddoomiyaha guddiga Burhaan ayaa warbaxin guud ka siiyay xubnaha guddiga geeddi socodka dhamaystirka Dastuurka, ayadoo dood iyo falaqayn laga yeeshay diyaarinta cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad ee Dastuurka iyo dhamaystirkooda.

Advertisement

Gabagabadii, kulanka Guddoomiye Burhaan oo shirka soo xeray ayaa xubnaha guddiga ku amaanay dadaalkooda ku aaddan dhamaystirka Dastuurka.

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here