Muqdisho-Soomaaliya November, 12, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi Xildhibaano ah uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay maanta Magaaladda London ee caasimadda dalka Ingiriiska.
Safarka shaqo ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe uu ku tagayo magaalada London ayaa timid kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Dowladda Ingiriiska.May be an image of 5 people and suitMay be an image of 7 people and textMay be an image of 1 person, beard and suitMay be an image of 2 people, beard and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 8 people and suit
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here