MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxay ku doorten gudoonkii hogaamin lahaa madaama doorashada qof iyo cod loo diyaar garoobayo.
Gudiga oo tiradoodu ahayd 18 islamarkaana sanaadiiq codeyn  loo dhigay ayaa daqiiqado ka hor waxay doorteen Gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ee guddiga
Cabdikariim Axmed Xasan ayaa loo doortay gudoomiyaha gudiga markii uu helay codadka 17 ruux halka Gudoomiye ku xigeen guddigaas loo doortay Saadaq Abshir Garaad.
Wasiirka arimaha gudaha Soomaali Cali Xoosh oo soo qaban qaabiyay munaasabada doorashada ayaa hadalo kooban uu jeediyay wuxuu ugu baaqay gudoonka cusub ee la doortay inay rumeeyaan  rajada umada Soomaaliyed ee ah inay dhacdo doorasho Qof iyo Cod .
XAIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here