Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa goordhow la filayaa in ay ku dhawaaqaan habraaca iyo hannaanka loo mari doono doorashada qof iyo codka ee ay dowladdu horay u sheegtay inay dalka ka dhacayso.

shir jaraa’id oo goor dhow guddigu ay qabanayaan ayaa isha lagu wada hayaa,  kaas oo ay ku shaacin doonaan habraaca doorashooyinka dalka iyo sida ay loo qaban doono.

Advertisement

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegay in aan dib loogu laaban doonin doorashooyinkii dadbanaa, islamarkaana dalka ay ka dhici doonto doorasho qof iyo cod ah, balse daruufo badan caqabad ku noqan kara doorashadaas ayaan weli xal loo weli sida ay xeeldheereyaashu qabaan.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here