Muqdisho- 10-6-2024: Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Muqdisho, kaas oo looga hadlay howlaha horumarinta Caasimadda, gaar ahaan Amniga, Arrimaha Sharciga, Nadaafadda, Dakhliga, Dhismaha goobaha danta guud iyo u diyaar-garoowga munaasabadaha Xorriyada 26-ka Jun iyo 1-da Luuliyo.

Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yabooh ,waxaa uu kula dardaarmay mas’uuliyiinta ka qeybgalay kulanka xoojinta wadashaqeynta ,iskaashiga maamulada degmooyinka iyo in si hufan loogu adeego bulshada.
-DHAMAAD-
May be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 10 people, people studying and tableMay be an image of 1 person, newsroom and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 1 person, studying, headscarf and textMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 2 people, dais and newsroom
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here