Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Suudaan u fadhiya Soomaaliya Danjire Camaar Axmed Baabakar Cali, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada wadan.

Safiirka ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee wadanka Suudaan, waxaana Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda ay garab taaganyihiin walaalahooda Suudaan si la mid ah sidii walaalaha Suudaan ay u garab taagnaayeen xiliyadii adkaa.

Advertisement

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here