Shirkii Muqdisho uga socday Madaxda qaranka Somaiyed iyo kuwa Maamul Goboleedyada qaarkood ayaa ugu danbeyn war-murtiyeed laga soo saaray kaasoo mudo soo jiitamaayay xili Puntland iyo Jubaland banaanka ka joogaan.

Shirka Golaha wada-tashiga qaran ayaa isku raacay in mudo kordhin hal sano ah loo sameeyo madaxweynayaasha Maamul Goboleeddyada taasoo ka dhigan inay xilalka sii heystaan ilaa bisha Semtemper ee sanadka 2025.

Advertisement

Sidoo kale Goluhu wuxuu isku raacay in ;la hirgeliyo heshiiskii hore loo galay ee ahaa in dalka laga dhaqan geliyo doorasho qof iyo cod ah,sidoo kale waxay isku raaceen in baarlamaanka la hor geeyo hindise meel marinaya doorashooyinka xisbiyada badan.

Maamulada Jubaland iyo Puntland ayaa hore u diiday qorshahaan mudo kordhinta ay Dowlada Somalia dabada ka riixeyso.

Hadaba halkaan ka akhriso warmurtiyeedka ka soo baxay Golaha wada-tashiga qaran oo sidaasa u qoran:-

May be an image of ticket stub and text

May be an image of ticket stub and text

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here