HomeWarkiiGen. Sheegoow oo ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer.

Gen. Sheegoow oo ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gen.Sheegoow oo u xirnaa Dowlada Somalia kuna xukunaa 10 sano oo xarig ah ayaa galabta ku geeriyooday Ishitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho oo loo geeyay xanuun soo wajahay.

Qaar ka mida ehalada Sheegoow ayaa Dowlada u jeediyay eedeyn la xiriira dhimashadiisa iyagoona dalbanaya in meydkiisa la baaro.

Gen.Sheegoow Allaha u naxariistee Maxkamada Ciidamada ayaa ku xukuntay 10 sano dhamaadkii sanadkii 2023-kii balse bilahaan danbe ayaa waxaa xabsiga ku soo wajahay xanuun dhanka uur ku jirta taasoo ugu dambeyn maanta uu u geeriyooday.

Dhanka kale Dowlada Somalia ayaan wali  wax wara ka soo saarin  dhimashada ku timid sakaalkaas Dowlada ka tirsanaa islmarkaana xasiga ugu xukunaa..

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 1 person and hospital

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -