MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warsaxaafadeed ka soo baxay ganacsatada ayay ku shaaciyeen inay beri xirayaan shaqadii suuqyada Gobolka Banaadir.
Ganacsatadu waxay sababta ku sheegeen kadib markii xal loo waayay canshuur dheeraad ah sida ay sheegeen oo wasaarada Maaliyada Soomaaliya ay ganacsatada dul saartaytay.
Advertisement
Waxay sidoo kale Ganacsatadu warkooda ku sheegeen in Dowladu caga-jugleyn joogto ah ku heyso habsami u socodka shaqada Ganacsatada Gobolka Banaadir.
Hadaba halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka ganacsatada oo sidiisa u qoran:-
Advertisement