Eng Faysal Cali waraabe ayaa mar kale qoraal uu soo dhigay baraha bulshada iu taageeray Alshbaaab inay qabsadaan Muqdisho iyo guud aaahn Somalia.Sidoo kale wuxuu soo bandhigay qodobo la yaab leh oo Alshabaab aqbaleen sida u shesgay kuwaasoo kala ah.
-In ay joojiso Argagixisinamda
-In ay ka baxaan ururka Alq**cida iskana saaraan ajaaniibta aan dalka u dhalan.
-In ay ku ekaadaan dhulkooda
– Waxaa loogu deeqay khubaro kasoo jeeda Daalibaan oo kala talisa arimaha dowladnimada