“𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚, 𝐬𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐝𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐞𝐞 𝐮 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐮 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐥𝐞𝐞𝐧 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐪𝐨𝐨𝐥 𝐮𝐮 𝐝𝐚𝐥 𝐜𝐚𝐫𝐛𝐞𝐞𝐝 𝐬𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐥𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲…”
Taliyihii hore ee Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin ayaa kashifay arimo culus iyo shirqoolo loo maleegay Milateriga Soomaaliya isagoona ku eedeeyay dal carbeed iyo saraakiil Soomaali ah inay iska kaashadeen.
ciidamada Xoogga Dalka Somalia sadexdii sano ee u danbeysay, waxay gacan galeen shirqool uu dal carbeed soo maleegay”ayuu yiri Fahad Yaasiiin oo intaasi ku daray saraakil Dowlada xilal ka soo qabtay inay fududeeyeen.
Saraakiisha dalka carbeed la shaqeysay midkood wuxuu sheegay inuu laba kaarle yahay oo waliba dhanka alshabaab xitaa la shaqeeyo.
Inkastoo Fahad Yaasiin cadeymo soo bandhigin hadana qoraalkiisa oo sidiisa u qoran ayaa sidan u qornaa:-