Dalka Vietnam waxaa laga soo sheegayaa duufaan dad badan ku dhinteen kuwa kalana la la’yahay taasoo burburisay guryo  iyo gaadiid badan xili gurmadkuna socdo.

Dhimashada waxaa la sheegay inay gaareyso  58 qruux ,halka 40 ruux  lagu la la’yahay nolol iyo geeri,sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 750 ruux.

Advertisement

Duufaanta ayaa ku dhufatay Gobolada Waqooyi ee Dalka Vietnam,duufaanta ayaa loogu magac daray Yagi.

Wararku waxay intaasi ku darayaan inay jiraan roobab waa weyn oo da’ay islamarkaana sababay fatahaad iyo dhul go’ kuwaasoo ka dhashay duufaanta ku dhufatay waqooyiga Dalka Vietnam.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Debris around a row of shophouses in Vietnam after Typhoon Yagi. Roof tiles have been ripped off and awnings torn apart.

Flood triggered by Typhoon Yagi submerges houses in Bac Giang province, Vietnam, Sept. 8, 2024.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here