Muqdisho, 14 August 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Shirkaan oo ahaa mid isla xisaabtan iyo kala war-qaadasho ayaa looga hadlay dar-dargelinta shaqooyinka Dowladda Hoose ee Xamar, tayeynta shaqaalaha iyo sidii looga dhabeyn lahaa qorshayaasha hor-tabinta u leh Maamulka Gobolka Banaadir ee lagu horumarinaayo Caasimadda Muqdisho.

Guddoomiye Madaale ayaa sheegay in la joogteyn doonno isla xisaabtanka Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka Gobolka Banaadir, si loo dar-dargeliyo adeegyada loo haayo shacabka, isla markaana ay Howlwadeenada si hufun u gutaan waajibaadkooda shaqo.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people and beardMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 6 people, beard, people studying and newsroomMay be an image of 5 people, beard, dais and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, beard and newsroomMay be an image of 3 people, beard and newsroomMay be an image of 2 people, beard, people studying and suitMay be an image of 2 people, beard and newsroomMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person and lightingMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person, lighting, suit and newsroomMay be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 7 peopleMay be an image of 3 people, television, newsroom and textMay be an image of 3 people, people studying and newsroom
May be an image of 3 people, dais and newsroom
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here