Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa Tacsi ah ugu tagay Qoyska uu ka geeriyooday Allaha u naxriisto Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daauud Culusoow (Sheekh Cusmaan Xidig).

Duqa Muqdisho ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Sheekh Cusmaan Xidig, isagoo rabbi ugu baryay in uu jannatul fardowso ka waraabiyo, Qoyskii, Qaraabadii, Culumaa’udiinka iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxayna Samir iyo Iimaan Allaha ka wada siiyo.
Sidoo kale waxaa ka soo qeybgalay culumaa’diin badan sida Sheekh Maxamuud Aw-Cabdule Cariif iyo Sheekh Abuukar Xasan Maalin
May be an image of 4 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 10 people and daisMay be an image of 6 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here