May be an image of timber yard and text
Muqdisho, 28 August 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray wareejinta Kawaanka Hilibka Suuq Boocle ee ku yaala waaxda Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada Dharkeenley.

Duqa Muqdisho oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in dib-u-dhiska lagu sameeyay Kawaanka uu qeyb ka yahay Qorshaha lagu horumarinaayo suuq-yada iyo Ganacsiga Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Dharkeenley Yuusuf Maxamuud Cali, masuuliyiin ka socday hay’adda FAO oo ka qeyb qaatay dhismaha kawaanka, Agaasimaha waaxda Suuqyada Dowladda Hoose ee Xamar iyo qeybaha kala gedisan bulshada Degmada Dharkeenley.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—
May be an image of 8 people
May be an image of timber yard and textMay be an image of 3 people, dais, newsroom and textMay be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 8 people and suit
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here