Maamulka Tiknoolajiyada iyo Isgaarsiinta, ee koontaroosha internetka Dalka Turkey ayaa hawada ka saartay oo hakisay isticmaalka aalada Instagram-ka
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Turkey ayaa ku eedeeyay shirkadda fadhigeedu yahay Mareykanka inay xannibtay ama Instagram-ka ka saartay qoraalo loogu tacsiyeynayay hoggaamiyihii Xamaas Ismaaciil Haniyah.
Advertisement
Maamulka isgaarsiinta Baraha bulshada ee Dalka Turkey ma sheegin waqtiga uu ku ekyahay xanibaada ay saareen Instagram-ka
“Waxaan garab istaagi doonaa walaalaheena Falastiin fursad kasta iyo goob kasta,” ayuu yiri agaasimaha isgaarsiinta ee madaxtooyada Turkiga, Fahrettin Altun.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement