Dowalada Somalia ayaa la sheegay inay Itoobiya u ogolaatay ciidamo 3-kun ah inay kaga qeyb qaataan howlgalka cusub ee badalaya kii Midowga Arika ee ATMIS.
Muuqaalkaan ka daawo warbixintaan ka hadleysa ogolaanshaha Dowlada Somalia ee meesha ka saaraya diidmadii hore ee Dowadu gabi ahaanba meesha kaga saartay Itoobiya inay ka qeybqaadato howlgalka cusub.
Advertisement
Advertisement