MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia gaar ahaan Xukuumada dan-qaran ee uu hogaamiyo Ra’iisulwasaare Xamza ayaa maanta soo bandhigtay jaantus kooban oo muujinaya kororka miisaaniyadda dowladda ee 3-dii sano ee la soo dhaafay.
Wasaarada Maaliyada Somalia ayaa shaacisay in Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025-ka uu noqday tii ugu badnaa ee Dowladda Soomaaliya ay yeelato, tan iyo sanadkii 1991-kii.
Hadaba jaantus-ka ay Dowladu maanta soo bandhigtay ayaa sidan u sameysan:-
Advertisement