May be an image of 4 people, dais and textMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Iyadoo maanta ay ku beegnayd 29-ka bisha Shacbaan islamarkana Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ay dhagta u taagayeen dhanka Culimada iyo Dowlada Somalia bal si loo kala cadeeyo Ramadaan inaty tahay beri oo sabti ah iyo in kale ayaa waxaa goor dhaw hadlay masuuliyiin Dowlada ka tirsan.

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Islaamka Soomaaliyeed Muqtaar Roobow Cali oo garbihiisa ay taagan yihiin qaar ka mid ah madaxda wasaaradda iyo culumada Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in barri ay tahay maalinta 1aad ee Ramadan-ka.

Advertisement

Wasiirka ayaa saxaafada u sheegay inay go’aankaani qaateen kadib baaritaan ay sameeyeen islamarkaana bisha laga arkay Magaalooyin badan oo dalka ah.

Masaajidyo badan ayaa durba isla caawa laga oogay salaada taraawiixda mar hadii la cadeeyay inay Ramadaanka.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 10 people, dais and textMay be an image of 7 people, dais and text that says "SAN BARAKE BARAKEYSAN ERAM CILMIY TARTAN AN R nta 6 ntaBng E 1ญ ሞተኖዮኖ TARTAN CILMIYEEDKA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN 2025 2025/1446 1446 m Radi Mogadishu"May be an image of 4 people, dais and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here