WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Somalia Cali Cumar ayaa ka qeybgalay shir ka dhacay Magaalada Washington DC ee Caasimada Dalka Mareykanka.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa hogaaminayay Shirkaani oo ahaa kan Wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka ISIS.
Kulankaan waxaa looga hadlay sidii looga hortagi lahaa Ururka hubeysan ee ASIS oo ka dagaalama dalal badan oo caalamka ah sida Somalia,Suuriya iyo Ciraaq.
Dalalkaan Isbahaystay oo ka kooban 87 waddan ayaa isla gartay in la sii xoojiyo dagaalka ka dhanka ah kooxdaan ASIS.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM
Advertisement