HomeWarkiiDowlada Somalia oo ka qeybgashay Bandhigga Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka oo lagu...

Dowlada Somalia oo ka qeybgashay Bandhigga Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka oo lagu soo gabagabeeyay Adis-ababa+SAWIRRO

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka qeyb galay Bandhigga Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka dalalka bariga Africa oo lagu soo gabogabeeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Bandhigaan oo ay sidoo kale ka qeyb galeen qaar ka mid ah wasiirada dhaqanka wadamada bariga Afrika ayaa hal ku dhig looga dhigay “Fanka iyo Dhaqanku waa is dhexgalka gobolka” waxaana Soomaaliya ku matalayay Hobollada Qaranka ee Waaberi kuwaas oo madasha kusoo bandhigay barnaamijyo xiiso leh oo ka tarjumaya dhaqanka, suugaanta, fanka iyo farshaxanka Soomaaliyeed.
Soomaaliya ayaa bandhig dhaqameedkaan ka qeyb galeysa markii ugu horeysay waxa ayna muujisay diyaargarow heer sare ah.May be an image of 2 people, crowd and text
May be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 1 person and crowdMay be an image of 2 people and crowdMay be an image of 12 peopleMay be an image of 5 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 2 people, crowd and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 7 people, trampoline, dais and textMay be an image of 3 people, trampoline and textMay be an image of 2 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -