Wasiirka Amniga Gudaha ee jamuuriyada fadaraalka Soomaaliya S/Guuto C/llaahi Shiikh ismaaciil (Fartaag) Ayaa Daah furay adeega Labarka Gaaban “888” Ee ka Hortaga Maalgalinta Argagixisada,
Munaasabadaasi Daah furka waxaa Goob Joog ahaa Wasiir. Xildhibaano .Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin iyo Marti Sharaf kale,
Khawaarijta Al,Shabaab ayaa mudo dheer ku Howlanaa Baada Shacabka Soomaliyeed Aygoo ku sheegaaya Zako been ah oo ay ku jiraan kuwo ganacsi oo gudaha iyo dibada ah Adeegan Cusub ee nambarka gaaban waxaa loogu talagalay joojinta maalgalinta Argagixisada mudada dheer shacabka Soomaaliyeed lagu baadijiray,
Muwaadin kaqeyb qaado Dagaalka Maaliyadeed ee kadhan ah qawaajirta iyo Sifeentooda.
Advertisement