HomeWarkiiDowlada Somalia oo dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro ku dhibaateysneyd Dalka...

Dowlada Somalia oo dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro ku dhibaateysneyd Dalka Liibiya

Dowladda Soomaaliya oo dadaal xooggan ugu jirta sidii dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalalka caalamka dib loogu soo celin lahaa dalkooda ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin ,kuwaas oo tacadiyo kala duwan kala soo kulmay dalka Liibiya.
37 ka mid ah dhallinyaradaan ayaa laga dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa halka 108-da kalana lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.
May be an image of 11 people, aircraft and textMay be an image of 13 people, aircraft and crowdMay be an image of 5 people, aircraft and textMay be an image of 7 people and aircraftMay be an image of 6 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 3 people and headscarfx
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -