MUQDISHO (DAYNIILE.COM):-Wasaarada Maaliyada ee Soomaaliya ayaa Canshuurtii ka dhaaftay Goobaha Caafimaadka ee Muqdisho sida Isbitaalada gaarka loo leeyahay ee ka howlgala Soomaaliya.
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya Cabdi Qafaar Xaange ayaa saxaafada u sharaxay go’aanka Dowlada Somalia ee canshuur dhaafka bahda caafimaadka.
Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka wasiir ku xigeenka:-
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here