Taliyaha Ciidanka Dhulka Janaraal Dayax Cabdi Cabdulle oo khudbad u jeedinayay boqolaal ciidamo ah ayaa siiyay awaamiir kala duwan xili ay dagaal u diyaar garoobayeen.

Taliye Dayax ayaa soo hadal qaaday Kaba-kutukade iyo Dahir Calasow oo ka mida saraakiisha sar sare ee Alshabaab isagoona ku eedeeyay inay baabi’iyen  shacab badan oo ku noolaa Ruunir-good ilaa Galcad.

Advertisement

“shayaadiinta Dahir Calasow iyo Kaba-kutukade waxay shacabkii ka dhigeen mid ay shir-qool ku dileen iyo mid ay gacantooda ku dilaan”ayuu yiri Taliye Dayax

Gen,Dayax wuxuu ciidamada ku amray inay soo qabtaan labadaas sarkaal ee alshabaab-ka ka tirsan,wuxuu ku booriyay inay ku cibaadeystaan soo qabashaooda.

“Ururka 86-aad Waxaa la idinka doonayaa inaad gacanta kusoo dhigtaan Kaba-kutukade iyo Daahir Calasoow.” ayuu yiri Taliyaha cidiamada lugta Soomaaliya Gen. Dayax Cabdi-Cabdulle .

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here