Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS , ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku bogaadisay hannaanka dimoqoraadiga iyo amnigaba leh ee shacabka gobolada Waqooyi ee Soomaliland codkooda u dhibteen.
Advertisement
Advertisement