Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaana la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan.

Taliska Asluubta ayaa soo bandhigay meydadka raggii isku dayey inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga, waxaana la sheegay in markii horaba ay ragaasi ahaayeen Khawaarij ku xukuman dil toogasho ah.

Advertisement

Taliska Ciidanka Asluubta ayaa goordhow faahfaahin dhameystiran ka soo saari doona sida ragaasi ay ku heleen hubka ay isku dayeen inay ku dagaalamaan.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here