Sii hayaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashandhigga Xfs Mudane Cali Aadan ayaa Maanta tababar usoo Xeray Dhalinyaro ka socotay Dowladaha Xubnaha ka ah EASf.
Mudane Cali aadan ayaa Dhalinyarada Geeska Afrika ku booriye in ay gacmaha is qabsadaan oo ay ka shaqeyaan Amniga geeska.

Siminaarkaan ayaa waxaa iska kaashaday Wasaarada Difaaca Dalka iyo ciidanka heeganka Bariga Afrika.
May be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here