Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo qabtay Cali Hilowle Ibraahim iyo Axmed Samatar Cali oo ku eedeysan inay seddax qof oo ganacsato ah ku dileen degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir, sidoo kale waxaa lagu dabajiraa eedeysane kale oo la sheegay in dilalkaas uu wax ka geystay.May be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 1 person and smiling

May be an image of text

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here