May be an image of 3 people, dais and textRa’isul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee dalka Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐫, ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Bandhiga Geeddi-Socodka Tayeynta iyo illaalinta Sumcadda Baasaboorka Soomaaliga ah.

Agaasimaha guud ee hey’adda Socdaalka iyo jinsiyadda ee DFS Mudane Sheikh Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa sheegay in uu xooga saari doono Geeddi-Socodka Tayeynta iyo illaalinta Sumcadda Baasaboorka Soomaaliga ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐫 ayaa hogaanka hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada ku amaanay sida ay u tayeeyeen baasaboorka Soomaaliga, iyo dadaalada lagu horumarinaayo baasaboorka, isagoo sidoo kale xusay in baasaboorka Soomaaliga tayadiisa ay tahay mas’uuliyad wadareed saaran ummada Soomaaliyeed.

Ra’isul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee dalka Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa sheegay in Baasaboorka dalkeena uu soo maray marxalado kala duwan, hasa-ahaatee maanta uu joogaa meel aad u fiican.
—𝑫𝑯𝑨𝑴𝑴𝑨𝑨𝑫—May be an image of 8 people and daisMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of one or more people, dais and text that says "W"May be an image of 17 people, table, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of ‎1 person, dais and ‎text that says "‎HAYADDA SOCDAA والجنسية لنسي IMMIGRATION ANDC BA GEEDD YEYNTAYO YO ILAALIN அ MIAZEERA PALA AZEERA SO PALACEHOTEL‎"‎‎May be an image of 1 person, dais and text that says "T H FJAZEERA HOTEL AZEER PALACEHOTEL PALACE"May be an image of 1 person, dais, newsroom and text that says "D JAZEERA PALACEHOTEL"May be an image of ‎10 people, dais and ‎text that says "‎HAY'ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADDA ولسة الهج ادارة IMMIGRATI RAT ANCOR ΝΓ TIZENSHIP AGFOSY AG JAM' JAMHUURIYAI JAMHU YADI الصر MAL MALI ក‎"‎‎
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here