Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xarunta gurmadka Qaran ku shir guddoomiyay kulan kooban oo looga hadlay sidii loo laba jibaari lahaa u gurmashada dadka Shacabka ahaa ee xalay cadowgu ku beegsadey xeebta Liido

Kulanka ayaa waxa goobjoog ka ahaa wasiirka Caafimaadka, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Wasiiro iyo xubno kamid ah gudiga arrimaha Bulshada Baarlamaanka JFS,

Advertisement

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in gurmadku u socdo sidii loogu tala galay wixii soo kordhana la wadaagi doonaan Bulshada Soomaaliyeed.

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here