Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu heshiis kula saxiixday Hay’adda Plan International oo ka shaqeysa arrimaha gargaarka iyo yareynta khataraha, waxaana dhanka kale hay’addan heshiiskaan u saxiixay Agaasimaha hay’adda ee Soomaaliya Sacdiya Caalin.

Heshiiskan ay wada saxiixdeen labada dhinac ayaa waxaa xoogga lagu saari doonaa Tababarada Cilmi barista Musiibooyinka, horumarinta Siyaasadaha iyo qorshooyinka musiibooyinka iyo Ka-hortagga Leexsashada Gargaarka.
May be an image of 9 people and text
May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people and newsroomMay be an image of 3 people, suit and newsroomMay be an image of 9 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here