MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War goor dhaw lagu soo qorey barta Facebook ee TV-ga Qaranka ayaa looga hadlay xasuuqa caawa shacabka loogu geystay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xeebta liido.
“Koox ka tirsan Khawaarijta arxanka daran ayaa weerartay dad shacab ah oo ku sugnaa xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis”ayaa lagu yiri warka dowlada
Sidoo kale Dowladu waxay sheegtay in Ciidamada Amniga ay wadaan hawlgal isugu jira gurmadka shacabkii Alshabaab waxyeelaysay iyo soo afjarista Maleeshiyaadka weerarka soo qaaday.

Warka Dowlada waxaa lagu soo gaabshay inay dhawaan faahfaahin ka bixin doonan xasuuqa dhacay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here